Coronainformation in arabic and somali

النصائح المحليه العامه فى بلديه الفستا للحد من انتشار عدوى فيروس كورونا كوفيد 19 ارتفاع عدد الاصابات بعدوى فيروس كوفيد 19 فى مقاطعه كرونوبرى يزداد بسرعه,لذالك قررت وكاله الصحه العامه وايضا اطباء مكافحه العدوى فى مقاطعه كرونوبرى تشديد النصائح للاشخاص الذين يعيشون فى مقاطعه كرونوبرى وايضا الزائرين لها. هذه النصائح المشدده ساريه لغايه 26 نوفمبر ولكن سيتم تمديدها عند الحاجه لذالك. بالتزامن مع هذا الانتشار تم خفض اعداد الاشخاص المجتمعين فى مناسبه ما او حدث ما من 300 شخص الى 50 شخص.

هذه النصائح الثلاثه الملخصه تتمثل فى التالى

. تجنب التواجد في البيئات المُغلقة مثل المحلات التجارية ومراكز التسوق والمتاحف والمكتبات والحمامات ,المسابح والصالات الرياضية والتى يكون فيها خطر الازدحام.

.الامتناع عن المشاركه فى الاجتماعات,الحفلات الموسيقيه ,العروض المسرحيه ,التدريب الرياضى فى النوادى,المباريات والمسابقات.

.ان امكن تجنب الاتصال الجسدى والقرب  من الاشخاص الغير ساكنين معك فى المنزل

بالنسبه لبلديه الفستا فهذا يعنى التالى

بشكل عام عند الزياره الى  احدى الادارات التابعه لبلديه الفستا او الشركات فى بلديه الفستا

بشكل عام نتجنب اللقاءات والاجتماعات الجسديه اذا كان هناك امكانيه لذالك.بعض الاجتماعات يجب ان تتم بالحضور الجسدى ولكن فى بعض الاحيان يمكن التواصل معنا عن بعد.عند اللقاء او الاجتماع الجسدى  يجب اتباع نصائح وكاله الصحه العامه والتى من بين امور اخرى ان الشخص يكون بصحه جيده غير مريض والحفاظ على المسافه بين الاشخاص وفقا للتوصيه.

Virda bad-och sportcenter/Simhallen قاعه السباحه ال سيم هالن / المركز الرياضى ومسبح فيردا

مغلق بأستثناء التدريس للمرحله الابتدائيه قروند سكولان.هنالك استثناء ايضاء لانشطه البلديه والاتحادات والجمعيات المخصصه للشباب حتى عمر 15 سنه.الاطفال المشاركين فى دروس السباحه سيقابلهم قاده فى الجمعيه او الاتحاد عند مدخل صاله السباحه.لا يجوز ل اولياء الامور او الاشخاص المرافقين الاخرين التواجد فى هذا المبنى اثناء حصص التمرين. تم الغاء تمارين تعلم السباحه,مسبح الطفل وايضا مسبح العائله.صاله الرياضه وايضا قاعه البولينغ تم اغلاقها.

المكتبات والمكتبات المدرسه

المكتبات ستظل مفتوحه ولكن يتم اخذ تدابير حتى لا تكون مكانا للتجمع.النصائح التى يجب اتباعها عند زيارتك الى المكتبه ,يجب ان تكون من دون اى اعراض,حافظ على مسافه 1,5 متر فيما بينكم وايضا بين الموظفين الموجودين فى المكتبه.قم بالاسراع بانجاز متطلبك ولا تبقى اكثر من 15 دقيقه,يمكنك حجز حاسوب ل وقت لا يتعدى 15 دقيقه.موظفو المكتبه لا يمكنهم ضمان مقاعد للجلوس.جميع الفعاليات الخاصه بالبالغين تم الغاءها.

يمكن للمكتبه عرض خدمه استعاره الكتب الالكترونيه وايضا الكتب الصوتيه الالكترونيه عبر تطبيق

  cineasterna.se  والافلام على Biblio

استلم الكتب خارج مبنى المكتبه للاشخاص الغير راغبين للدخول للمكتبه/ قم بالتواصل معنا عن طريق الايميل او عن طريق التلفون,ايضا ارسال الكتب للاشخاص الساكنين فى سكن كبار السن او يتلقون رعايه صحيه منزليه ,ايضا لدينا مكان فى جميع المكتبات  يمكنك وضع فيه الكتاب الذى استعرته.الغاء رسوم الكتب المتأخره.

 الفعاليات الثقافيه فى بلديه الفستا

جميع الفعاليات الثقافيه الغيت.قاعه المعرض للزائرين.بالنسبه للفعاليات الثقافيه الاخرى  يجب تطبيق التوصيه العامه لموسسه الصحه العامه بالاضافه الى النصاائح المحليه هذه.

قاعات الرياضه والاجتماعات فى بلديه الفستا

القاعات الرياضيه وقاعات الاجتماعات يمكن حجزها اذا كانت فعاليات للبلديه او الاتحادات او الجمعيات للشباب حتى سن 15 سنه بمعنى مواليد 2005 وصاعدا.اولياء الامور او الاشخاص المرافقين الاخرين  لا ينبغى تواجدهم فى هذه القاعات اثناء الفعاليات.

اماكن الاجتماعات واللقاءات واماكن الترفيهه

مراكز الترفيه مفتوحه للشباب من مواليد 2005 وصاعدا.يمكن تكييف الانشطه فى هذه الاماكن بناء على الظروف المحليه لتجنب العدوى.

اماكن الاجتماعات الخاصه بطلاب المرحله الثانويه والشباب الاكبر سنا ستكون مغلقه

اماكن الاجتماعات الخاصه لكبار السن ايضا مغلقه

اماكن الاقامه الخاصه بكبار السن

الزياره الى اماكن او دار المسنين سوف تتم بطريقه امنه قدر الامكان,الزائرين لها ينصح بان يتبعو تعاليم ونصائح وكاله الصحه العامه.هناك قيود عامه اثناء زياره كبار السن المتلقين للرعايه فى دار المسنين.يرجى من الزائر التواصل مع المسئولين على السكن قبل الزياره لمعرفه الامور الواجب اتباعها قبل الزياره

المدارس / ستواصل المدارس العمل كالمعتاد ولكن يمكن  بعض المدراس الفرديه تغلق جزئيا او كليا بسبب توسع العدوى والنقص فى الموظفين فيها.قرار الاغلاق يتم صدوره من خلال اللجنه المعنيه بذالك.القرارات المحليه قد يمكن اتخاذها من قبل مدير المدرسه من اجل تنظيم التدريس بطريقه امنه قدر الامكان بناء على الظروف المحليه.

 المدرسه الثقافيه فى بلديه الفستا

ستواصل التدريس ولكن تحول الحفلات الموسيقيه والمسرحيات الى فعاليات رقميه.يرجى من الاباء والامهات والاشقاء الانتظار خارج المبنى من اجل تقليل خطر العدوى بفيروس موفيد 19

___

Mer information

يرجى ملاحظه انه فى نفس الوقت الذي تمت فيه اضافه هذه الارشادات العامه المحليه الجديده ايضا اخذ الاعتبار بالارشادات العامه الصادره من وكاله مكتب الصحه العامه.

مسئوليه الفرد من اجل منع انتشار الفيروس كبيره,هناك اشياء كثيره اخرى يمكن للفرد ان يعملها  حتى يحمى نفسه ويحمى الاخرين.

.الحرص على المسافه الموصى بها

.تجنب الازدحام

.غسل ورش  اليدين كثيرا

.تجنب لمس العينين,الانف والفم

.البقاء فى المنزل حتى اذا كنت مريض قليلا,او حتى وجود اعراض خفيفه جدا

.للمزيد من المعلومات عن كيفييه ان تحمى نفسك والاخرين من العدوى تجدها فى الصفحه والموقع الالكترونى لوكاله الصحه العاامه.

https://www.folkhalsomyndigheten.se/smittskydd-beredskap/utbrott/aktuella-utbrott/covid-19/skydda-dig-och-andra/

 الرابط الخاص للنصائح المحليه العامه المتعلقه ب مقاطعه كرونوبرى ,النصائح 4,5 و 7 المتعلقه حاليا 

https://www.folkhalsomyndigheten.se/smittskydd-beredskap/utbrott/aktuella-utbrott/covid-19/lokala-allmanna-rad/detta-innebar-lokala-allmanna-rad/

______

Tani waa sida ay degmada Alvesta u saameyneyso tilmaamaha talabixinta cusub oo maxalliga ah ee yareynta faafitaanka cadurka karoona feyruska ee Covid-19.

Faafitaanka cudurka karoona fayruska ee covid-19 ayaa si xawli ah ugu sii kordhaya gobolka Kronoberg. Sidaa darteed, Wakaaladda Caafimaadka Dadweynaha iyo Dhakhtarka xakamaynta infekshanka ee gobolka Kronoberg ayaa go'aansaday in ay si adag u adkeeyan talada dadka ku nool ama soo booqanaya gobolka Kronoberg. Talada la adkeeyay waxay saconeynaa ilaa 26 da bishaNoofambar, laakiin waa la dheereyn karaa. Isla mar ahaantaana, tirada dadka iskugu maanaayay munaasabadaha ayaa laga dhigay 300 illaa 50 qof.

Sedaxda tilmamaha talabixinta guud soo bandhigeen golayaasha guud ee deegaanka

• Iska ilaali ama ka joog bey'adaha gudaha ee dadku isugu yimaadaan sida dukaamada, xarumaha wax laga iibsado, matxafyada, maktabadaha, barkaddaha dabaasha iyo jimicsiyada, marka laga reebo booqashooyinka lagama maarmaanka ah tusaale ahaan dukaamada cuntada iyo farmashiyaasha.

• iska ilaali kaqeybgalka, tusaale ahaan shirarka, riwaayadaha ,tababarka isboortiga, iyo tartamada ciyaaraha.

• hadday suurtagal tahay, iska ilaali inaad taabasho jirka ah la yeelato dad aan ahayn kuwa aad la nooshahay.

Degmada Alvesta qaybteeda waa waxyaabaha soo socda

Warbixin guud oo ku saabsan booqashooyinka maamulada degmada iyo shirkadaha
Guud ahaan, waxaan jecel nahay inaan iska ilaalino shirarka isku imaatanka hadii ay macquul tahay. Shirarka qaarkood wey u dhici karaan kulan ahaan,laakiin xaaladaha kale inta badan waxaan ku kala xariirikarnaa isgaarsiinta kala fog. Kulamada isku imaatanka ah, waxaan raacnaa talooyinka Hay'adda Caafimaadka Dadweynaha, iyo waxyaabo kale oo ah, in aan caafimaad qabno iyo in aan ilaalino kala fogaanshaha.

 Barkadda dabbaasha ee Virda iyo xarunta isboortiga waa la xiray marka laga reebo waxbarida dugsiga hoose. Xitaa ka-reebitaanka waxaa loo sameeyay degmada, waxqabadyada ururrada iyo waxqabadyada hoggaaminta loogu talagalay dhalinyarada illaa 15 sano jirka ah. Carruurta kaqeyb galaya  dabaasha iskulada waxaa albaabka kula kulmaya hogaamiyaasha ururka. Waalidka ama Mas'ulka la socdo caruurta ma joogi karaan dhismaha inta ay socoto wax barida.

Tababarka dabaasha,dabaasha ilmaha yer yer iyo dabaasha qoysaska ayaa la joojiyay. Jimicsiga iyo bowling ka na waa la xiray.

Maktabada iyo maktabadaha iskuulka - Maktabadaha ayaa weli furan, laakiin waxaa la qaadayaa tallaabooyin lagu hubinayo in maktabadaha aysan ahayn meel la isugu yimaado. Waxa khuseeya booqashada; Waa in aa dan qabin gabi ahaanba wax calaamado xanuun ah; Kala fogaada ugu yaraan 1.5 mitir midba midka kale iyo shaqaalaha; Si dhaqso leh u sameyso shaqadaada oo ha joogin wax ka badan 15 daqiiqo; Kaliya waa suurtagal in aad hesho waqti yer kumbuyuutarka ugu badnaan 15 daqiiqo; Maktabaddu ma bixiso wax fadhi ah; Dhamaan kulamada dadka waaweyn ee maktabadda waa la joojiyay. Waxaan idinku casunay elektaroonik ahaan buugaagta la amaahdo buugaagta elektarooniga ah iyo buugaagta cod ahaan loo dhageysan karo adigoo adeegsanaya barnaamijka Biblio, filimka waxaad ka fiirsan karta cineasterna.se.

Ka qaadashada buugaagta maktabadda uma baahnid in aad soo gashid gudaha waxaad nagala soo xiriiri kartaa emeelka ama telefonka,dadka degan guryaga khaas ah ee (särskilt boende) oo baahida gaarka qaba ama dadka daryeelka guriga lagu caawiyo ee (hemtjänst)buugaagta waxaa logu geeynayaa guryaha, maktabadda waxey leedahay meel lagu rido marka la soo celiyo buugaagta.

waxaa la joojiyay hadii aad la soo daahdo buugaagta qidmadii ama lacagtii la bixin jiray.

Kulamada dhaqanka degmada – Dhammaan munaasabadaha dhaqanka ee degmada waa la joojiyay.Hoolka bandhigga lama soo booqan karo waa la xiray. Kulan dhaqameedyada kale, iyo talobixinta guud waxa ay khuseysaa Wakaaladda Caafimaadka Dadweynaha iyo golayaasha deegaanka cusub.

Hoolalka isboortiga  iyo qolalka kulanka/shirarka ee degmada. – Hoolalka isboortiga iyo qolalka shirarka waa la dalban karaa haddii ay yihiin waxqabadyo degmo, ururka maamulka iyo waxqabadka ee hoggaamiya oo loogu talagalay dhalinyarada illaa 15 sano jir ah, yacni kuwa dhashay 2005 ama wixii ka dambeeyay.Waalidka ama Mas'uulka la socda ma ahan in uu la joogo goobta inta ay socdaan howlaha.

Goobaha lagu kulmo
Xarumaha firaaqada (Fritidsgårdar) –
 Xarumaha firaaqadu weey u furan yihiin kuwa dhasha 2005 ama ka dib. Waxqabadyada waa la sameyn karaa ayada oo la waafajin karo oo sharuud loogu dhigayo ka taxtirka faafitaanka cudurka.

Goobaha lagu kulmo ee dugsiga sare iyo dhalinyarada waaweyn waa la xiray.

Goobaha ay ku kulmaan waayeelada iyo dadka waaweyn xitaa waa la xiray.
 
(Hoyga gaar ah ) Särskilda boenden – Booqashooyinka hoyga gaarka ah waa in sameeyaa sida ugu fiican oo ugu macquulsan.Booqdayaasha waxaa lagu dhiirigelinayaa inay raacaan talooyinka Hay'adda Caafimaadka Dadweynaha. Waxaa jira aragti guud oo xaddidan oo ku saabsan booqashooyinka dadka u baahan daryeel ee degan hoyga gaarka ah.Booqdayaasha waxaa lagu dhiiri gelinayaa inay laxiriraan qofka masuulka ka ah hoy kasta wixii ku saabsan, booqashada kahor. 

Iskuulka – Iskuuladu way furanyihiin sidii caadiga ahayd, laakiin iskuulada qaarkood waxaa laga yaabaa inay qayb ahaan ama gebi ahaanba xirmaan sababo la xiriira kor u kicida faafida infekshinka iyo shaqaale yaraan awgeeda.Go'aanka ku saabsan xiritaanka waxaa gaara guddiga mas'uulka ah.Go'aannada maxalliga ah waxaa qaadan kara maamulaha si uu ugu abaabulo waxbaridda habka ugu fiican ee suurtogalka ah, iyadoo lagu saleynayo xaalada deegaanka.  

Iskulka dhaqanka ee Alvesta (Kulturskolan i Alvesta)- Wuu sii wadanayaa waxbarashadiisa, laakiin wuxuu beddelaa riwaayadaha wuxuuna u wadayaa ciyaaraha xalalka dhijitaalka ah.Waalidiinta iyo walaalaha waxaa lagu  guubaabinaya inay ku sugaan banaanka dhismaha si loo yareeyo halista faafitaanka cudurka kanoona fayruska ee Covid-19.

Macluumaad dheeraad ah
Fadlan la soco isla waqtigaan tilmaamahan lagu daray guudiga deegaanka cusub, iyo tilmaamaha guud ee Wakaaladda Caafimaadka Dadweynaha sidoo kale talooyinka guud.
Mas'uuliyadda shakhsiyadeed ee kahortagga faafida infekshinka waa mid weyn wax badan aad adigu iskaa u qaban kartid si aad iskaga ilaaliso naftaada iyo dadka kaleba.
•  Ka fogee masaafadaada

•  Ka fogow saxmadda/ciriiriga

 • Dhaq oo buufi gacmahaaga badanaa

 • Ka fogow taabashada indhaha, sanka iyo afka

 • Joog guriga haddii aad inyer jiran tahay, xitaa haddii aad

    leedahay astaamo aad u fudud oo yer

Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan sida aad u difaaci karto naftaada iyo dadka kaleba waxaad ka heli kartaa bogga Hay'adda Caafimaadka Dadweynaha ee; https: www.folkhalsomyndigheten.se/smittskydd-beredskap/utbrott/aktuella-utbrott/covid-19/skydda-dig-och-andra/

 Xiriirinta golayaasha guud ee deegaanka gobolka Kronoberg,iyo golayaasha 4,5 iyo 7 ee imminka quseeya; https://www.folkhalsomyndigheten.se/smittskydd-beredskap/utbrott/aktuella-utbrott/covid-19/lokala-allmanna-rad/detta-innebar-lokala-allmanna-rad/